Dhageeyso BBC-da
BBC: 04:00 GMT
BBC: 11:00 GMT
BBC: 14:00 GMT
BBC: 18:00 GMT
Somali Muslims
ilaali Waqtiga Salaada
Somali Links
Afrots.com
Dayniile.com
Shabelle.net
HornAfrik.com
Simbanews.com
Somalitalk.com
Somaliweyn.com
Hiiraan.com
Falaar.com
Cowslafil.com
Dalkasomaliland
Shacabka.net
Somaliuk.com
Voasomali.com
Cadaado.com
Gelinsoor.com
Radiobanadir.com
Ileysnews.com
Ileysnews.com
Hamarey.com
Mudug.com
Mudugnet.com
Hobyoradio.com
Iftinradio.com
Codkamudug.com
Jowhar.com
Ciyaaraha.com
Xogsheeg.com
War deg ah (1) (2)
Ra’isal wasaare Sharma’arke oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdigi maamulka Galmudug ka socday..

HobyoNet Update News 27-07-2010.

Ra’isal wasaaraha xukuumada federaalka Cumar C/rashiid ayaa maalintii shalay la kulmay wafdi balaaran oo ka socday maamul goboleedka Galmudug kaas u hogaminyo madaxweyne ku xigeenka maamlkaasi C/zamad Nuur Guuleed.

Axmed Shiikh Xasan
HobyoNet Mog:Som
 

 

Sida uu saxaafada uga warbixiyay wasiir ku xigeenka warfaafinta Galmudug Axmed Max’uud Xasan (Baasto) ayaa sheegay in xafiiska ra’isal wasaaraha uu ku qaabilay xubnihii wafiga ahaa ee ka socday maamul goboleedka Galmudug State halkas oo looga ooday arimo badan oo muhim u ah labada hinac.

 

“Ra’isal wasaaraha waxaan warbixin ka siinay heerka ay marayaan howlaha maamulka Galmudug, hadey noqon lahayed dhanka waxbarashada, cafimaadka, dhaqaalaha iyo amniga oo runtii uu maamulkeenu yahay meel amnigeeda si buxda la isgu haleyn karo” ayuu yirio wasiir ku xigenka warfafinta Axmd Baasto.

 

Waxuu kale sheegay in wafdig Galmudug ay soo bandhigeen ujeedada ay dowlada KMGah ugu socdaan taasoo ah in taageero dhinac walba ah ay ka doonayan dowlada dhexe, maadaama ayuu yiri uu maamulkenu yahay mid si toos ah ugu xiran.

 

Axmed Baasto ayaa ka dhawaajiyay in ra’isal wasaaruhu uu si diiran u soo dhaweeyay howlaha ka socda Galmudug isagoona ku amaanay masuliyiinta iyo shacbka iney mujiyeen xilksnimo iyo waxii lag sugayay oo ahayd midnimada Soomaaliya iyo dhinacyada horumarka deegaanada ay ka arimiyaan.

 

Wasiir ku xigeenka ayaa ugu danbeyntii sheegay in dhamaan arimihii laga wada hadlay si fiican la isgu afgartay, iyadoo wafdiga Galmudugna ay dib ugu soo laabteen goobihii ay Muqdisho ka deganaayen.

 

                                            E-mail xhobyo@hotmail.com  

Back to Home
ssCopyright © HobyoNet.Net, All Rights Reserved. Designed & Hosted by AfroTech